10 XIRFADOOD OO HADAD BARATID AAD NAFTADA WAX KAGA BADALI KARTID!

maqaalkena kusababsan  ama aan kaga hadli doonaa 10 ka xirfadood oo hadaad baratid aad naftada wax kaga badali kartid.

  1. Video Editing Course: waa mid kamid ah xirfadaha suuqa shaqada ugu wanaagsan xiliyadaan danbe, waxaa loogu tala galay xirfadan hagaajinta iyo jar jarisya muuqalada (sida muuqaalada wararka, xayisiimaha, vlogska) iyo dhamaan waxii kusaabsan muuqaal hagaajin.
  2. Graphic design: waxaa loogu tala galay in lagu sameeyo waxii kusaabsan naqshadeyn sida boorarka, id cards, business cards ka, invitationka, iyo waxkadta oo design ama naqshad ah.waxaana inta badan la isticmaala softwareka sida adobe photoshop, adobe illustartor iyo adobe indesign. ama softwareska kale.       
  3. Social Media Marketing: suuqgeynta baraha bulshada qeybtan waxaa logu tala galay in lagu sameyo xayisiimo alaabo ama adeeg dhankaaas iyo social mediaha sida facebook, intgram, whatsapp iwm.
  4. Google Ads: waa adeeg xayeysiis ah oo ay leedahay shirkada google  kaas oo kuu oggolaanaya inaad xayisiinatada u bandhigto dadka marka ay wax ka baarayaan Google ama ay booqanayaan bogag kale oo Google la shaqeeya (sida YouTube, Gmail, ama websiteska ).  waana mid kamid ah digital marketing ama suuqeynta casriga ah.  kadib xayisiimahaas waxay shirkadaha helaan macaamiil cusub. tusaale ahaan marka channel youtube leedahay isla markana shuruudaha lacag sameynta buuxisid waxaa muuqalada aad baahisid soogasho xayisiin taas ayaana ah tan google iyo adigaba aad lacagta ka sameynaysaan.   
  5. Affiliate Marketing: sidoo kale waa mid ka mid ah suuqeynta casriga ah waana hab aad ku kasban karto lacag adigoo suuqgeyn u sameeya alaab ama adeeg aadan adiga haynin ama laheen, marka qof alaabadaas iibsado waxaad ka heleysaa commision ama guni udhiganto waxaad iibisay.                                                 
  6. Copywriting: waa xirfad qorista qoraalo ama maqaalo logu tala galay in loo soo bandhigo dadka si logu qanciyo inay wax gataan, isdiiwaangeliyaan, ama gujiyaan link.Waxaa loo adeegsadaa suuqgeynta (marketing) iyo xayeysiiska (advertising). Qoraallada noocaan oo kala ahne waxaa la dhaha ama lagu magacaaba “copy.”. qofka qoro xuquuqdaan waxaa ladhaha “copywriter”.       

  7. Web Design: waa sameynta iyo hormarinta websites ka iyadoo la adeegsanaya luqada kala duwan ama lagu dhisaayo open source diyaarsan sida”wordpress”.  si guud websiteka waxuu kamid yahay social media xiligaan aadka loo adeegsada sida ganacsiyada, xarumaha wax ku iibiyo onlineka, waxarashada fogaan araga ah iwm.
  8. Mobile and Computing technician : waa xirfada farsamada mobilada iyo computerada waa mid kamid kuwa ugu shaqada badan xirfadaha suuqa shaqada. xirfadan hadad si fiican ubaratid waxaad waxbadan ka badali doonta noloshada.
  9. Social Media Management: tan waa inaad maamushid baraha bulshada ay leedahay xarun ama shirkad adiga oo usoo post gareynata, maamulaha xaysiimiha barahaas bulshada ama soo dhiga posters iyo dhamaan waxii xaruntaas u bahan tahay.
  10. E-commerce: waa electronic commerce waa ganacsi anan ahen mid la arki karo ama la tagi karo balse waa ganacsi kaliye si aad u tagtid aad adeegsna doonto internetka adigoo wax kaga gadan doono internetka gaar ahaan payments ka ama lacag bixinta digitalka ah sida bank cards ka, digital paymentska.

qeybtaan hoose ka daawo muuqaal ka hadlaayo xirfadahan kula wadaagay.

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *