Eng Abdifitah

𝗠𝗮𝘅𝗮𝘆 𝗖𝘆𝗯𝗲𝗿 𝗦𝗲𝗰𝘂𝗿𝗶𝘁𝘆 𝗠𝘂𝗵𝗶𝗶𝗺 𝗨𝗴𝘂 𝗧𝗮𝗵𝗮𝘆 𝗗𝘂𝗻𝗶𝗱𝗮𝗮𝗻 𝗖𝗮𝘀𝗿𝗶𝗴𝗮 𝗮𝗵?

Dunida maanta ah waxay ku socotaa xawaare sare oo dhanka tiknoolajiyadda ah. Waxaa si joogto ah u kordhaya isticmaalka aaladaha elektaroonigga ah sida taleefannada casriga ah, kombiyuutarada, iyo internet-ka. Wax walba waxaa loo wareejiyay dhanka dijitaalka: ganacsiga, waxbarashada, caafimaadka, iyo isgaarsiinta. Laakiin horumarkan degdega ah wuxuu la socdaa halis weyn oo dhinaca amniga ah, taasoo […]

𝗠𝗮𝘅𝗮𝘆 𝗖𝘆𝗯𝗲𝗿 𝗦𝗲𝗰𝘂𝗿𝗶𝘁𝘆 𝗠𝘂𝗵𝗶𝗶𝗺 𝗨𝗴𝘂 𝗧𝗮𝗵𝗮𝘆 𝗗𝘂𝗻𝗶𝗱𝗮𝗮𝗻 𝗖𝗮𝘀𝗿𝗶𝗴𝗮 𝗮𝗵? Read More »

SIDEE ARDAYGA UU SHAQA DEG DEG AH KU HELAA KADIB MARKUU DHAMEEYO JAAMACADDA?

  Marka ardayga uu dhameeyo jaamacada waxuu wajahaa marxalada cusub oo noloshiisa aad muhiim u ah waana helida shaqo. Hadaba su’aasha waxay tahay “Sidee ardayga jaamacadda u dhameeya uu shaqo degdeg ah ku heli karaa?”. Waa su’aal muhiim ah maadama suuqa shaqada Somalia uu tartan badan kajiro isla markana xirfadaha qofka iyo u diyaar garowga

SIDEE ARDAYGA UU SHAQA DEG DEG AH KU HELAA KADIB MARKUU DHAMEEYO JAAMACADDA? Read More »

10 XIRFADOOD OO HADAD BARATID AAD NAFTADA WAX KAGA BADALI KARTID!

maqaalkena kusababsan  ama aan kaga hadli doonaa 10 ka xirfadood oo hadaad baratid aad naftada wax kaga badali kartid. Video Editing Course: waa mid kamid ah xirfadaha suuqa shaqada ugu wanaagsan xiliyadaan danbe, waxaa loogu tala galay xirfadan hagaajinta iyo jar jarisya muuqalada (sida muuqaalada wararka, xayisiimaha, vlogska) iyo dhamaan waxii kusaabsan muuqaal hagaajin. Graphic

10 XIRFADOOD OO HADAD BARATID AAD NAFTADA WAX KAGA BADALI KARTID! Read More »

WAA MAXAY DROPSHIPPING? FAHAMKA, IYO ARAGTIDA ISLAAMKA!

HORDHAC:- Dropshipping waa hab ganacsi oo aad ku iibin karto badeecooyin ama alaabo adigoon lahayn bakhaar ama meel lagu keydiyo alabadaada. Marka uu  macmiilku ka iibsado shey ama alaab dukaan online ah oo aan aheen tukamankii aan naqanay ee tooska looga iibsan jiray balse la casriyeyay oo laga dhigay tukan aad wax kaga gadanaysid online

WAA MAXAY DROPSHIPPING? FAHAMKA, IYO ARAGTIDA ISLAAMKA! Read More »

Sidee Lacag Looga Usameeyaa Onlineka Sanadkan 2025?

Sanadkaan  2025, Internetku Wuxuu Noqday Goob Fursado Badan Taalo Taas Oo Qof Walbo Uu Ka Heli Karo Qarash Uu Naftiisa Ku Dabaro ,Sida Shaqo Joogto Ah(Full Time) Mid Maalmaha Qaar Ah (Part Time. Sidoo Kale Habab Freelacer Ayaa Heli Karta. Waxaad Ku Shaqeyn Kartaa Hababkaan Soo Socdo. 1. Freelancing Platforms Goobaha Shaqootinkan Laga Helo Waxaa

Sidee Lacag Looga Usameeyaa Onlineka Sanadkan 2025? Read More »