SIDEE ARDAYGA UU SHAQA DEG DEG AH KU HELAA KADIB MARKUU DHAMEEYO JAAMACADDA?
Marka ardayga uu dhameeyo jaamacada waxuu wajahaa marxalada cusub oo noloshiisa aad muhiim u ah waana helida shaqo. Hadaba su’aasha waxay tahay “Sidee ardayga jaamacadda u dhameeya uu shaqo degdeg ah ku heli karaa?”. Waa su’aal muhiim ah maadama suuqa shaqada Somalia uu tartan badan kajiro isla markana xirfadaha qofka iyo u diyaar garowga […]
SIDEE ARDAYGA UU SHAQA DEG DEG AH KU HELAA KADIB MARKUU DHAMEEYO JAAMACADDA? Read More »