Graphic designka waa naqshad iyo xirfad sawir, qoraal, iyo midab si loo abuuro fariimo ay dadka fahmi karaan.
waa aalad loo adeegsada isgaarsiin gaar ahaan marka aad rabtid inaad gudbisid fariin ama fikrad.
Graphic design-ka wuxuu leeyahay qaybo badan, sida astaan (branding), xayisiin(advertising) iwm qeyb kastane waxay leedahay muhimad gaar ah.
Graphic designka waxaa loo adeegsada sida warbaahinta, daabacada iyo internetka xitaa mararka qaar waxaa loo adeegsada filimanta.
Waa Kuma Graphic Designer:
Graphic designerka waa qof hal-abuur leh oo naqshadeeya ah kaas o oleh xirfada naqshadaynta iyadoo la adeegsadaya softwarada kala duwan ee lagu sameyo designka.
Maxuu Adeegsada Designerka:
Qofka designerka ah waxuu adeegsada softwares kala duwan sida adobe photoshop, illustrator, indesign iyo sidoo kale coral draw iyo sofwtarada kale ee wax lagu design gareeyo si uu u sameeyo naqshado tayo leh oo soo jiidasho leh.
Designerka maanta waxay door weyn ka ciyaraan hormarinta gacansiga iyagoo abuuro naqshada qurux badan sida boorarka, id cards, brochure ka, business cards iwm.
Astaamaha Graphic Designer-ka Wanaagsan:
- Hal-abuur sare leh
- Haham fiican ka haysto midabada, farta
- La socodka isbeddelka iyo teknoolojiyada cusub.
ugu danbeyntii graphic design ka waa mid kamid ah xirfadaha ugu muhiimsan suuqa shaqada ee xiligan iyadoo barashadeda kaliye kugu qaadan karto 2 ama 3 bilood balse waxtarkeeda aad ku noolaan kartid waligaa.
————-HADABO BARO XIRFAD OO KUSHAQEYSO.—————-